Ciidamada Kenya oo Madaafiic ku garaacay Balad Xaawo iyo Ciidamo badan oo xadka lasoo dhoobay 

Ciidamada milatariga Kenya ee ku sugan xadka u dhaxeeya degmooyinka Balad Xaawo iyo Mandheera ayaa lagu soo waramayaa in madaafiic saakay ku garaaceen xaafado katirsan Degmada Balad Xaawo. Gudoomiye kuixigeenka gobolka Gedo Axmed Barre Sheekh Cabdulaahi ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan xadka madaafiic saakay kusoo garaaceen xaafado katirsan Degmada Balad … Continue reading Ciidamada Kenya oo Madaafiic ku garaacay Balad Xaawo iyo Ciidamo badan oo xadka lasoo dhoobay